10 C
Stockholm
Thursday, September 29, 2022

Wararkii ugu dambeeyay ee Sweden

Wadooyinka u furan Magdalena Andersson?

Waxa ay aheyd jawi cabsi-cabsidiisa watay taa haatan u muuqato in awood dalkaan ay gacanta u gashay axsaabta midigta, waxaase kasii xanuun badan in...

Natiijooyin hordhac ah iyo doorashada Sweden

Inkastoo wali dadka ay codeynayaa hadana qaar ka mid ah gobolada dalkaan ayaa laga bilaabay in la tiriyo codadkii taa oo sanadkaan noqon karta...

SD, C, KD & V: oo ka doodayo arrimo xasaasi ah

Lix maalmood ayaa ka hartay doorashada dalkaan Sweden oo ku beegan 11-ka september.  TV4 ayaa dooda xisbiyada ee arrimaha doorashada dhax dhigay caawa xisbiyada...

289 musharax oo lala xiriiray xagjiriin- ILKA ABEESO HOOS AYEY KA XIRIIRAAN!

Wararkii ugu danbeeyay iyo doorashada dalkaan Sweden Sadax todobaad ayaa ka harsan xiligii loo qoondeeyay doorashada dalkaan Sweden oo ku beegan 11-ka september. Xisbiyada ayaa...

Wax ka baro 8-da xisbi ee dalkaan ka jira

Sweden ayaa ah dal dimuquraadi ah oo waxaa siyaasiyiinta soo doorta shacabka taa oo ay macneheeda tahay in afartii sanaba mar loo dareero codeynta...

Annie Lööf oo ciyaar cusub la ciyaartay mucaaradka

Hogaamiyaha Xisbiga Centerpartiet Annie Lööf oo wareysi siineysay wargeysa DN ayaa sheegtay in Magdalena Andersson ay tahay musharaxa ugu haboon in uu qabto xilka...

Wararka Denmark

Danmarka oo xadkeeda ka celisay qoxooti madow ah oo kasoo cararay Yukreyn

Dagaalka kasoconaya dalka Yukreyn ayaa caalamka jahwareer galiyay, ayadoona durba ay soo baxayaan qasaaraha ka dhashay. Intii uu dagaalka socday ayaa la diiwaan galiyay dhacdoon...

Danmark oo qoxootiga Yukreyn u diiday in ay xadka dalkaasi soo galaan

Sida ay soo warinayaan warbaahinta Danmarka waxaa wali xadadka dalkaasi lagu hayat boqolaal Qaxooti Yukreyn ah,  kuwaasi oo aan heysan aqoonsiyo ayaa usii baqoolay...

Wararka Norway

Aisha Kausar: Ma doonayo inaan dib ugu soo noqdo Norway

Aisha Kausar (30) oo loo heysto falal la xiriir aragaxisnimo ayaa mar kale beddeshay go'aankeeda: Kuma laaban doono Norway ayay tiri Hadda, mid ka mid...

Burcad iska dhigaya in ay yihiin bangiyo oo dadka been u sheega

Waxaa sii kordhaya tuugada ku qaraabta in ay yihiin bankiga ama hey’ad dowladeed ee dadka ku cadaadiya in ay ka saxiixaan ama ka wareejistaan...

Wararka Finland

Finnish President: We are not afraid of the Russians

We are not afraid of the Russians, says Finnish President Sauli Niinistö in an interview with SVT Agenda. But Finland must now be vigilant, and...

Sweden iyo Finland oo qarka u saaran in ay NATO ku biiraan

Ku dhawaaqida la filayo, madaxweynaha iyo ra'iisul wasaaraha dalka Finland ayaa sheegay in ku biirista isbaheysiga NATO ay gacan ka geysaneyso xoojinta amniga Finland. Finland...

Follow us on Facebook

MaqalNews TV

News In English

Dabagalka Wararka

Shaqada

You cannot copy content of this page